degaamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh degaamee ↴
deegaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld degaamee.
deegaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld degaamee.
degaameyn [m.f.dh]
eeg degaamee. ld deegaameyn, deegaamin, degaamin.
degaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld degaamee.
tartan [m.l] (-ammo/-anno, m.dh)
(baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg