degdegsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax degdegaaya ahaansho. ld deddegsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh degdegsan ↴
deddegsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld degdegsan.
deddegsanaan [m.dh]
ld degdegsanaan.
deddegsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld degdegsanaan.
degdegsanaan [m.f.dh]
eeg degdegsan. ld deddegsanaan, deddegsanaansho, dedgegsanaansho.
degdegsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld degdegsanaan.
kadalloobsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Cid kadalloobay ahaansho. 2. Cid degdegsan meel u socota ahaansho.
suubaan marawaxadeed [m.l]
(jool.) Tuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si degdegsan u qulqulaya. Suubaan marawaxadeed wuxuu caan ku yahay gobollada oomanaha ah waayo waxa jira fatahyo webi oo ka dhasha aago ka soo dega buuraha iyo iyaga oo gura waqtiyada oomanaha; waxayna suurageliyaan samayska suuban marawaxadeed.