degdegsiinyo
(m.l)ld degdeg¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh degdegsiinyo ↴
abraar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
degdeg [m.l]
1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
hanfad [m.l]
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.
hanfad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².
higso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Si degdegsiinyo leh, wax horay u tegey u tiigsasho.
karriinlarroor [m.l]
1. Degdeg badan. 2. Qof degdegsiinyo badan.
qarbaqarbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Wax si degdegsiinyo ah u samayn.