den
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-emey, -entey)ld dan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh den ↴
eed [m.dh] (-do, m.l)
1. Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey. 2. Gef; denbi.
beden [m.l] (-emmo /-enno, m.dh)
1. Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto. 2. Oogada dadka.
dan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
dani [m.l]
Qof mas'uul ka ah baabuur, bas iwm. ld deni.
dansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
dansanaan [m.f.dh]
eeg dansan. ld dansanaan-sho, densanaan, densanaan -sho.
dembaab [m.l]
Dembi. ld dambaab¹, denbaab¹.
dembaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Dambi falid. ld dambaab², denbaab².
dembaabid [m.f.dh]
eeg dembaab². ld dambaabid, denbaabid.
d [m.dh]
(da') Xarafka afaraad ee xurufta
soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).