deynle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof, qof kale deyn ku leh. ld deynlow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deynle

deynlow [m.l]
ld deynle.

deyn [m.l] (-no, m.l)
1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.

deyn [m.f.dh]
eeg daa. ld dayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg