deyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho. 2. D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deyso ↴
maadeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
faa'ideyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld faa'iideyso. faa'iideyso
faa'iideyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso. faa'ideyso
oodeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Xero, aqal iwm afka ood ka saarasho.
axadeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Haween axadeysi sameyn.
beledeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto.
cibaadeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Qof, cibaado samaysasho.
deysasho [m.f.dh]
eeg deyso.
dhedeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.