dhaaclee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaaclee ↴
dhaaclayn [m.f.dh]
eeg dhaaclee. ld dhaalcayn, dhaclayn.
dhaalcee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dhaaclee.
dhaclee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dhaaclee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg