dhaaddan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaaddan

dhaaddanaan [m.f.dh]
eeg dhaaddan. ld dhaaddanaansho.

dhaaddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhaaddanow. ld dhaaddanaan.

dhaaddanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax dhaaddan noqosho (nafley).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg