dhaadhici
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadhici ↴
daaddeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.
abaddar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Qof aan waxba laga dhaadhicin karin; macangag. 2. Geesi aan caqli lahayn.
dag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.
dhaadhac [m.l]
1. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.
dhaadhicid [m.f.dh]
eeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).
dhaadhicin [m.f.dh]
eeg dhaadhici. ld dhaadhicis.
dhaadhicis [m.l]
ld dhaadhicin.
dicaayad [m.dh]
1. War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo. 2. War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo. ld dacaayad, dacaayo, dicaayo.
fahamsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii.