dhaadhicid
(m.f.dh)

eeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadhicid

daaddeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.

dhaadhac [m.l]
1. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.

madax-adayg [m.l]
Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg