dhaadi
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)

Qof wax u muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadi

dhaadid [m.f.dh]
eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.

dhaadid [m.dh]
ld dhaagid.

dhaadin [m.f.dh]
eeg dhaadi.

dhaadis [m.dh]
ld dhaadid.

dhaagid [m.dh]
ld dhaadid.

dhaagid [m.dh]
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg