dhaadis
(m.dh)

ld dhaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadis

dhaadid [m.f.dh]
eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.

dhaad [m.l] (-dad, m.l)
Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.

dhaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg