dhaafdhaafi
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)1. Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin. 2. Is dh.: wax isku dhafid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaafdhaafi ↴
dhaafdhaafid [m.f.dh]
eeg dhaafdhaaf.
dhaafdhaafin [m.f.dh]
eeg dhaafdhaafi.
dhaafdhaafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Is dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.
isdhaafdhaafid [m.f.dh]
eeg isdhaafdhaaf².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg