dhaafsasho
(m.f.dh)

eeg dhaafo. ld dhaafsad, dhaafsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaafsasho

beddelo [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
3 (-eshay, -elatay) 1. (f.g) Wax, wax kale dhaafsasho. 2. (f.mg) Ka b.: qof meel hawl ka hayey meel kale oo uu hawshiisii ka si wato aadid.

dhaafsad [m.l]
ld dhaafsasho.

dhaafsi [m.l]
ld dhaafsasho.

ortan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-tamay, -tantay)
Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.

weydaarso [f.lg3] (-saday, -satay)
Wax, wax kale dhaafsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg