dhaagid
(m.dh)

ld dhaadid.

dhaagid
(m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaagid

dhaadid [m.f.dh]
eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.

dhaadid [m.dh]
ld dhaagid.

dhaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld dhaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg