dhaalce
(m.l) (-cayaal, m.l/dh)

ld dhaacle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaalce

dhaacle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan. 2. Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro. 3. Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.

dhaaclee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.

dhaalcee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dhaaclee.

dhaal [m.l] (-lal, m.l)
1. Dheri yar oo dhoobo ah. 2. Dhuun buuriga lagu nuugo. 3. Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg