dhaansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Weel wax buuxa ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaansan

dhaansanaan [m.f.dh]
eeg dhaansan. ld dhaansanaansho.

dhaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg