dhaawicid
(m.f.dh)

eeg dhaawac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaawicid ↴

naaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee. naafee, dhaawicid, curyaamin

naafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
1. Nafley naafo ka dhigid. 2. Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg