dhaawo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-wday, -watay)

1. Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaawo

dhaawasho [m.f.dh]
eeg dhaawo. ld dhawasho.

dhawo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-wday, -watay)
ld dhaawo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg