dhaay
(m.l)

ld dhay².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaay

dhaayatiix [m.l]
Dh. ah: wax aad u qurxoon.

dhaayin [m.l]
Caws qoyan ku sii dambeeyo.

dhaayo [m.l]
Xubnaha aragga; indhaha.

dhay [m.dh]
1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg