dhabaandhaw
(m.l)

1. Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la seexinayo. 2. Hadal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraahdo. ld dhabaandhebid.

dhabaandhaw
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dhebay, -dhawday; -dhebi)

1. Ilmo la seexinayo, si tartiib ah oo aan kala go'lahayn gacanta ugu garaacid. 2. Haldal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraashdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabaandhaw

afdhabaandhaw [m.l]
ld afdhabaandhabid.

dhabaandhebid [m.f.dh]
eeg dhabaandhaw². ld dhabaandhaw¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg