dhabaandhebid
(m.f.dh)eeg dhabaandhaw². ld dhabaandhaw¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabaandhebid ↴
dhabaandhaw [m.l]
1. Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la seexinayo. 2. Hadal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraahdo. ld dhabaandhebid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg