dhabaqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax macaan cunid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabaqso ↴
dhabaqsasho [m.f.dh]
eeg dhabaqso.
dhabaq [m.l]
1. Sacab, durbaan iwm oo ciyaar, hees iwm loo tumay oo aan laysla helin. 2. Dhiin yar, baaldacarka fiiddiisa ku samaysma, sida malabka u macaan oo la cuno.
dhabaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bqay, -baqday; -bqi)
Sacab, durbaan iwm oo hees, ciyaar iwm loo tumayo isla heli waayid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg