dhabar-adayg
(m.l)Adkaysi loo yeesho hawl. ld dhabar-adkaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabar-adayg ↴
dhabar-adkaan [m.f.dh]
eeg dhabaradag. ld dhabar-adayg, dhabar-adkaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg