dhabar-adkaan
(m.f.dh)eeg dhabaradag. ld dhabar-adayg, dhabar-adkaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabar-adkaan ↴
dhabar-adayg [m.l]
Adkaysi loo yeesho hawl. ld dhabar-adkaan.
dhabar-adkaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhabar-adkaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg