dhabar-garaacid
(m.f.dh)

eeg dhabar-garaac². ld duud-garaacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabar-garaacid

duud-garaacid [m.dh]
ld dhabar-garaacid.

dhabar-garaac [m.l]
Xoog kula bixidda gabar la guursanayo. ld duud-garaac¹.

dhabar-garaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud-garaac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg