dhabarjab
(m.l)

1. Dh. ah: hawl culus oo lagu daalo. 2. Dh. ah: arrin aan lagu guulaysan. 3. ld dhabarjabid.

dhabarjab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Ku dh.: hawl culus ku daalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabarjab

dhabarjabid [m.f.dh]
eeg dhabarjab². ld dhabarjab¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg