dhabarjebi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Qof hawl dhib badan ku qabasho. 2. Gadaal ka soo wareerid (cadaw iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabarjebi ↴
dhabarjebin [m.l]
Heerka bislaanshaha miraha ee gahayrnimada ka dambeeya.
dhabarjebin [m.f.dh]
eeg dhabarjebi. ld dhabarjebis.
dhabarjebis [m.l]
ld dhabarjebin².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg