dhabas
(m.l)Koore duug ah.
dhabas
(m.l) (-syo, m.dh)Wadaan aad u dhammaatay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabas ↴
baysadhabasho [m.f.dh]
eeg baysadhabo. ld baysadhabad.
cagadhabasho [m.f.dh]
eeg cagadhabo. ld cagadhabad.
dhabad [m.l]
ld dhabasho.
dhabasho [m.f.dh]
eeg dhabo. ld dhabad.
dhegadhabasho [m.f.dh]
eeg dhegadhabo. ld dhegadhabad.
doogdhabasho [m.f.dh]
eeg doogdhabo.
fooldhabasho [m.f.dh]
eeg fooldhabo.
gelmidhabasho [m.f.dh]
eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi- dhabash.
dhab [m.dh]
1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg