dhabato
(m.dh)

Karti isha dadku leedahay oo la rumaysanyahay inay cid wax ku yeeli karto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabato

cawri [m.l]
1. Xin, kuuni. 2. Il, dhabato, illaaco, cawro.

il [m.dh] (-lo, m.l)
1. (indho, m.l) Xubinta aragga. 2. Meel biyo ka soo burqadaan. 3. Siriq. 4. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato. 5. Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan. 6. Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan.

illaaco [m.dh]
Waxyeello la aaminsan yahay inay ka timid il dad; dhabato; il.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg