dhabbac
(m.l)1. Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto. 2. ld dhabbicid.
dhabbac
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-cay, -cday; -bici)Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabbac ↴
xamaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Ayadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.
dhabbacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax dhabbac u jiifa ahaansho.
dhabbacasho [m.f.dh]
eeg dhabbaco. ld dhambacaadsad, dhambacaadsasho, dhambacaadsi.
dhabbacnaan [m.f.dh]
eeg dhabbacan. ld dhabbacnaansho.
dhabbacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhabbacnaan.
dhabbaco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, -catay)
Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.
dhabbicid [m.f.dh]
eeg dhabbac². ld dhabbac¹ (2).
dhambacaadsad [m.l]
ld dhabbacasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg