dhabbacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

Wax dhabbac u jiifa ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabbacan

xamaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Ayadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.

dhabbacnaan [m.f.dh]
eeg dhabbacan. ld dhabbacnaansho.

dilindilqo [m.dh]
Geed geedquwaaxyada ka mid ah oo dhulka caddun kaah ka baxa oo kor u bixin ee dhulka ku dhabbacan. ld dililiqo.

dhabbac [m.l]
1. Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto. 2. ld dhabbicid.

dhabbac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday; -bici)
Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg