dhabee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-beeyay, -baysay)Ka dh.: wax dhab ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabee ↴
candhabeel [m.l]
1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.
candhabeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.
candhabeelid [m.f.dh]
eeg candhabeel². ld candhabeel¹ (2).
dhabayn [m.f.dh]
eeg dhabee.
dhabeel [m.dh] (-lo, m.l)
Naag maamulka guriga aad ugu fiican; gaari.
dhabeelnimo [m.dh]
Dhabeel ahaansho.
dhabeeloobid [m.f.dh]
eeg dhabeelow.
dhabeelow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dhabeel noqosho.
dugdhabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Wax dhinaca galbeed ka marid.
dhab [m.dh]
1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).