dhabeel
(m.dh) (-lo, m.l)Naag maamulka guriga aad ugu fiican; gaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabeel ↴
candhabeel [m.l]
1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.
candhabeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.
candhabeelid [m.f.dh]
eeg candhabeel². ld candhabeel¹ (2).
dhabeelnimo [m.dh]
Dhabeel ahaansho.
dhabeeloobid [m.f.dh]
eeg dhabeelow.
dhabeelow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dhabeel noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg