dhabow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Dhab noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabow

dhaboobid [m.f.dh]
eeg dhabow.

dhab [m.dh]
1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg