dhabqalallo
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

Dh. ah: qof maankiisa wax u dhimmanyihiin; dhaandhaan; sacsac; sawir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabqalallo

dhabqalallee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Wax dhabqalallo ku sameyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg