dhabqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cayaar, hees iwm dhabaq gelin. ld dhabji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabqi ↴
dhabaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la dhabqiyey ahaansho.
dhabji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhabqi.
dhabjin [m.dh]
ld dhabqin.
dhabjis [m.l]
ld dhabqin.
dhabqid [m.f.dh]
eeg dhabaq².
dhabqin [m.f.dh]
eeg dhabqi. ld dhabjin, dhabjis, dhabqis.
dhabqis [m.l]
ld dhabqin.
goobdumis [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: qof ciyaaraha dhabqiya ama fadqalaleeya.
qas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
dhab [m.dh]
1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).