dhabqin
(m.f.dh)

eeg dhabqi. ld dhabjin, dhabjis, dhabqis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabqin

dhabjin [m.dh]
ld dhabqin.

dhabjis [m.l]
ld dhabqin.

dhabqis [m.l]
ld dhabqin.

qas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg