dhabro
(m.dh)

Cudur dhabarka xoolaha ku dhaca oo iin u yeela.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabro

dhab [m.dh]
1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg