dhacadiid
(m.l)

Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.

dhacadiid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Qof dhabar u seexasho. ld dhacdiid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacadiid

dhacadiidid [m.f.dh]
eeg dacadiid². ld dhacadiid¹, dhacdiid¹, dhacdiidid.

dhacadiidsad [m.l]
ld dhacadiidsasho.

dhacadiidsasho [m.f.dh]
eeg dhacadiidso. ld dhacadiidsad, dhacadiidsi, dhacdiidsad.

dhacadiidsi [m.l]
ld dhacadiidsasho.

dhacadiidso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Dacdiid u seexasho. ld dhacdiidso.

dhacdiid [m.l]
ld dhacadiidid.

dhacdiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld dhacadiid².

dhacdiidid [m.dh]
ld dhacadiidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg