dhacadiidsi
(m.l)ld dhacadiidsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacadiidsi ↴
dhacadiidsasho [m.f.dh]
eeg dhacadiidso. ld dhacadiidsad, dhacadiidsi, dhacdiidsad.
dhacadiid [m.l]
Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.
dhacadiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qof dhabar u seexasho. ld dhacdiid².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg