dhacarad
(m.l)

ld dhacarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacarad

dhacarasho [m.f.dh]
eeg dhacaro. ld dhacarad, dhacarsad, dhacarsasho, dhacarsi.

dhacar [m.dh]
1. Cagaar soo baxa waqtiga jiilaalka ah. 2. Dhirta dhulka oomanaha ah ka baxda oo biyaha badan, oo xoolaha daaqayaan oomin. 3. Xoolaha, oo dhirta jaadkaas ah, la daajiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg