dhacari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xoolo meel dhacar leh soofin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacari ↴
dhacarin [m.f.dh]
eeg dhacari. ld dhacaris.
dhacaris [m.l]
ld dhacarin.
murjis [m.dh]
Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.
wamme [m.l]
Geed yar oo jilicsan oo lugtool ah oo korna ubax qurux badan ku yeesha, hoosna buruq kuusan oo kulul oo biir leh, oo xoolaha lagu dhacariyo, layskuna daweeyo. ld mawe.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg