dhacaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)

Dhul oomane ah oo dhacar leh, xoolo ku hayn oo ku dhaqaalayn; dhaqar daaqid. ld dhacarso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacaro

dhacarasho [m.f.dh]
eeg dhacaro. ld dhacarad, dhacarsad, dhacarsasho, dhacarsi.

dhacarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld dhacaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg