dhadhaab-shiileed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(jool.) Dhagxaan ka timid magma dhalaashan oo adkaatay, waana mid ka mid ah saddexda nooc ee dhadhaabaha ee qolofka dhulku ay ka koobantahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadhaab-shiileed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg