dhadhen
(m.l)

ld dhadhan¹.

dhadhen
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

ld dhadhan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadhen

dhadhan [m.l]
1. Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo. 2. Macaan. ld dhadhen¹, dhandhan¹, dhandhen¹, dhedhen¹.

dhadhan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Wax dhadhankooda carrabka ku garasho. 2. Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen², dhandhan², dhandhen², dhedhen².

dhadhansasho [m.f.dh]
egg dhadhanso. ld dhadhansad, dhadhansi, dhadhensad, dhadhensasho

dhadhansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii.

dhadhansiin [m.f.dh]
eeg dhadhansii. ld dhadhansiis, dhadhensiin, dhadhensiis, dhandhansii

dhadhanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dhadhankooda macaansasho. ld dhadhenso, dhandhanso, dhandhenso, dhedhenso.

dhadhensad [m.l]
ld dhadhansasho.

dhadhensasho [m.dh]
ld dhadhansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg