dhagax-lool
(m.l) (-llo, m.dh)Dhagax madow, xanaf leh oo birta lagu afeeyo; lisin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagax-lool ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg