dhagax-nuuradeed
(m.l)

(jool.) Dhagax ay muhiimtahay inuu ka koobnaado 50% kaalshiyam kaarbonayt.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagax-nuuradeed

xaraar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg