dhagrid
(m.f.dh)eeg dhagar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagrid ↴
dag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.
dheelsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Qof ku cayaarid ama dhagrid. 2. ld dheeli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg