dhakaar
(m.l)1. Madaxa. 2. Dhafoor.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakaar ↴
dhakaaryayn [m.f.dh]
eeg dhakaaryee.
dhakaaryee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Cid dhakaarka ka garaacid.
dhakaaryo [m.dh]
Garaacidda qof dhakaarka laga garaaco.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg